Home Wararka Somaliya Galmudug Saadaq Joon oo qaatay Shahaada Musharaxnimada

Saadaq Joon oo qaatay Shahaada Musharaxnimada

0

Gen. Saadaq Cumar Xasan ( Saadaq Joon) ayaa maanta qaatay shahadadii musharraxnimo ee kursiga #HOP248 oo deeggaan ahaan lagu mateli doono magaalada Cadaado.

Saadaq waa musharraxa ugu cadcad ku guuleysiga kursiga ay summadiisu tahay #HOP248.

Janaraalka ayaa ka mid ah shaqsiyaadka sida aadka ah ay uga soo Horjeedo VILLA Somalia.

 

Ad
Previous articleMidowga musharixiinta oo War kasoo Saaray Ciidamadii Laga Dajiyay Magaalada Baladweyne
Next articleLaba Musharax oo isku diiwaan galisay Kursiga HOP64 ee Galmudug (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here