Home Wararka Maanta Saadaq Joon oo qaatay Shahaada Musharaxnimada

Saadaq Joon oo qaatay Shahaada Musharaxnimada

0

Gen. Saadaq Cumar Xasan ( Saadaq Joon) ayaa maanta qaatay shahadadii musharraxnimo ee kursiga #HOP248 oo deeggaan ahaan lagu mateli doono magaalada Cadaado.

Saadaq waa musharraxa ugu cadcad ku guuleysiga kursiga ay summadiisu tahay #HOP248.

Janaraalka ayaa ka mid ah shaqsiyaadka sida aadka ah ay uga soo Horjeedo VILLA Somalia.

 

Ad