Home Wararka Caalamka Ruushka oo sii wada Duqeymihiisa Sida ay sheegtay Dowlada Ukraine

Ruushka oo sii wada Duqeymihiisa Sida ay sheegtay Dowlada Ukraine

0

Ciidamada Ruushka ayaa weeraray magaalada Kramatorsk ee bariga Ukraine ka dib markii xabad joojin hal dhinac ah la rabay inay dhaqan gasho, sida ay sheegtay Ukraine. Isla markaana, Ruushku waxa uu Ukraine ku eedeeyay weeraro.

Ad