Home Wararka Caalamka Ruushka oo go’an kasoo saaray Ciidankiisa ku sugan Xadka Ukraine

Ruushka oo go’an kasoo saaray Ciidankiisa ku sugan Xadka Ukraine

0

Wasaaradda Difaaca ee Ruushka ayaa ku dhawaaqday inay ka baxayso qaar ka mid ah ciidamadeeda xadka Ukraine.

Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Igor Konashenkov ayaa yiri “Cutubyada ciidamada koofurta iyo galbeedka ee howshooda soo gabagabeeyay waxay bilaabeen inay dib u soo laabtaan (…) waxayna ciidamadu sameeyeen dhoolatus dagaal, sidii qorshuhu ahaa, waxaana dhoolatusyada qaar ay yihiin kuwa wali waa socotaa.”

Dhoolatuskan militari ayaa la qorsheeyay in lasoo gaba gabeeyo 20-ka bishan Febraayo iyadoo dhoolatus ballaaran laga sameyn doono gobolka, kaasoo ah dhoolatus dagaal oo ay iska kaashanayaan Ruushka iyo Belarus.

Si kastaba ha ahaatee, saraakiisha reer galbeedka ayaa sii waday inay ka digayaan duullaan lagu soo qaado daqiiqad kasta, iyagoo sheegay in “qaar ka mid ah ciidamada Ruushka iyo qalab milatari ay u socdaan dhinaca xadka.”

Ruushka ayaa ku dhawaad ​​130,000 oo askari geeyay meel u dhow xadka Ukraine, oo ay ku jiraan ilaa 30,000 oo askari oo ka qeyb qaadanaya dhoolatus militari oo ka socda Belaru

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleMaxaa Sabab u ah in guul laga gaaro Cabsida laga Qabay Doorashooyinka Galmudug ee Barlamanka
Next articleDagaalo ku bilowday Qaraxyo oo Xalay Ka Dhacay Qaybo Ka Mid ah Magaalada Muqdisho