Home Wararka Caalamka Ruushka oo dhulka la simay Garoonka dayuuradaha ee Magaalada Dnipro

Ruushka oo dhulka la simay Garoonka dayuuradaha ee Magaalada Dnipro

0

Sida laga soo xigtay maamulka Ukraine, garoonka diyaaradaha ee u dhow magaalada Dnipro ee bariga dalkaasi ayaa si weyn loo burburiyay kadib weeraro iyo duqeymo uu Ruushka geystay.

Ad