Wasiiradda Arr Dibadda Ruushka iyo Ukraine ayaa markii u horresay tan iyo dagaalkii billaawday 24-February maanta shir uga furmay magaalada Antalya ee dalka Turkiga.
Waxaa dhexdhexaadinaya shirka Wasiirka Arr dibadda Turkiga, labada dhinac ayaana midba soo bandhigayaa dalabaadkiisa, si loo joojiyo dagaalka.
Lama oga Natiijada Kasoo Bixi Doonta wadahadaladaan Madaama aya Horay ugu kala Kaceen wadahadal Kan ka Horeeyey
Ad