Mid ka mid ah murashaxiinta ugu cadcad, Wiliam Ruto oo hadda ah madaxweyne ku xigeenka dalka ayaa gaaray xarunta dhaqanka ee Bomas oo ah goobta looga dhawaaqi doono natiijada doorashada madaxweynaha Kenya.
Guddiga doorashada ayaa sheegay inay goor dhaw ku dhawaaqi doonaan natiijada.
Waxaa wali la sugayaa, Murashaxa kale ee Raila Odinga.
Waxaa horay goobta u gaaray murashaxiinta kale ee David Waihiga Mwaure iyo George Wajackoyah
Ad