Home Wararka Maanta Rooble oo diiday Amar ka soobaxay Madaxweynaha kuna saabsanaa Doorashada dalka

Rooble oo diiday Amar ka soobaxay Madaxweynaha kuna saabsanaa Doorashada dalka

0

Ilo wareedyo muhiim ah ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaare Rooble uu diiday isku day la doonayay in Cabdi Cali Raage oo ah La taliyaha Madaxweyne Farmaajo ee arrimaha doorashooyinka in Xafiiskiisa loo soo wareejiyo, si uu ugala shaqeeyo shirka 20-ka May.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa hoggaamin doona shirka ka furmi doona Teendhada Afisyooni ee looga hadlayo hirgelinta doorashooyinka, labada maalin ee ugu soo horeysa ayaa la filayaa inay Muqdisho soo gaaraan Wafuuda Dowlad Goboleedyada.

Rooble ayaa isugu yeeray dhamaan Xubnaha Maamul gobaleedyada si ay shir Deg Deg ah uga yeeshaan Arimaha doorashooyinka dalka 20 Bishaan, Balse Farmaajo ayaa wada Hagardaamada Shirkaas.

Siyaasiin badan ayaa aamisan in Farmaajo uusan Ka marneen Go’aanada iyo shaqooyinka Xukuumada Maadaama Ra’isul Wasaaraha Lagu wareejiyay Amniga guud ee dalka iyo Doorashooyinka

Ad
Previous articleMadaxweynaha galmudug oo caawa La caweeyay Bulshada Magaalada Galkacyo (Sawiro)
Next articleDowlada Somaliya oo ka hadashay wararka sheegaya in Somalia & Kenya ka heshiiyeen kiiska Badda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here