Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa maalinta berri ku wajahan magaalada Baydhabo, si uu u qaboojiyo xiisadda siyaasadeed ee ka dhex qaraxday Villa Somalia iyo Koofur Galbeed.
Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaare Xamse uu ku qancin doono Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen, si uu u tago Muqdisho, loona ambaqaado xalinta arrimaha taagan iyo tabashada ay qabto Koofur Galbeed.
Maamulka laftagareen iyobXasan Shiikh ayaa kala Gaaray Xiriirka Meeshii Ugu Xumaaa Laftagareen ayaan Taageeray Dowlada Itoobiya Kana soo Horjeestay Masar.
Ad