Home Wararka Somaliya Raysulwasaarwe Rooble oo Ka Tanasulay Qodab Muran Ka Taagnaa ee Shirka Golaha...

Raysulwasaarwe Rooble oo Ka Tanasulay Qodab Muran Ka Taagnaa ee Shirka Golaha Wadatashi Qaran

0

Sida Mudug24 aya Kasoo Xigatay ilo Xog ogaal ah ayaa Shegaya: in lasoo gudbiyay wareejinta Doodii Amniga Qaranka ka dib cadaadiska Beesha Caalamka ee dhinacyada ku shirsan Muqdisho.

waxaana maanta ay bilaabeen cabashada, Guddiyada iyo dhaliilaha la qabo ee Habraacyada.

waana qodobada ugu fudud dhanka cabashadu!!

“Wax ka bedel haddeer cidna tabar uma haysee Doorashada ha lagu mashquulo” ayaa lagu canaantay.

Ad
Previous articleAabe Doonayay inuu Wiilkiisa Ku Gato Lacag Dhan Kun Dollar oo La qabtay
Next articleAkhriso: Shirka Golaha Wadashi Qaran isfaham Hordhac aha Laga Gaaray Doodihii Maantay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here