Home Wararka Maanta Raysulwasaare rooble oola Kulmay Madaxwaynaha Jubaland iyo Puntland(Sawiro)

Raysulwasaare rooble oola Kulmay Madaxwaynaha Jubaland iyo Puntland(Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa caawa la kulmay Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland,

iyagoo ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka iyo diyaar garowga loogu jiro Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dhawaan ka furmaya Muqdisho.

Kulankaan Hordhaca aha ayaa imanaaya Ayadoo isniinta Nagu soo fool leh la rajaynaaayo ìnuu Qabsoomo Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu ku dhawaaqay Raysulwasare Rooble kaas oo isniintii Hore Baaqday.

Liiska Wadamada laga Mamnuucay Galitaanka Dalka Mareykanka oo lasoo Bandhigay

Sida ku xusan qorshe ay diyaarisay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ee liiska casaanka ah, Mas'uuliyiinta dalkaasi ayaa qorsheynaya inay adkeeyaan sharciyada gelitaanka muwaadiniinta dhowr waddan oo Carbeed, sida ay sheegtay

Magaalada Berbera Wiil Dhallinyaro ah oo Jaceyl Dartiis Dab isku Qabadsiiyay

Wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Berbera ee Somaliland ayaa dab is qabadsiiyay, kadib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo gabadh uu jacayl ka dhexeeyay Jimcihii shalay.

4 Qof oo ugu geeriyootay Xanuun aan la ogeyn Gobolka Karkaar ee Puntland

Wararka ka imaanaya Degmada Rako Raaxo oo ka tirsan Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegaya in uu halkaasi ka dilaacay Xanuun safmara oo aan weli la aqoonsan si deg deg

Maxaa Keenay cabsida laga qabo in uu Dagaal ka dhex qarxo Itoobiya iyo Ereteriya?

Kadib muddo dhowr sano ah oo laga nastay xurguftii muddada dheer ka dhexaysay Itoobiya iyo Ereteriya, mar kale dhinacyada ayaa isku hub urursanaya, iyada oo laga cabsi qabo in dagaal

Madaxweyne Galmudug oo ku baaqay in loo Midoobo Dhameestirka Kooxda Shabaab

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo
Ad
Previous articleSanadkaan idlaaday ee 2021, Maxaa Laga Diiwaan Galiyay dhanka Siyaasadda
Next articleMaamulka koonfurgalbeed ayaa Shaaciyay 11 kursi Dhawaan la Dooran Doono