Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Xamza oo la Kulmay Dadka baahiyay Gaarka ah qaba (Sawiro)

Ra’isul Wasaare Xamza oo la Kulmay Dadka baahiyay Gaarka ah qaba (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane,Xamse Cabdi Barre ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah dadka qaba baahiyaha gaarka ah, kulanka ayaa daba socday, kulamaddii uu maalmahaan la lahaa bulshada qeybaheeda kala duwan.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa dhageystay tallooyinka ay soo jeediyeen dadka qaba baahiyaha gaarka ah iyo arrimaha ay u baahan yihiin in dowladdu ay gacan ka siiso.

Dhankooda, dadka qaba baahiyaha gaarka ah, ayaa soo bandhigay arrimaha ay u baahan yihiin in wax looga qabto, iyagoo uga mahadceliyey Ra’iisul Wasaaraha mudnaanta uu siinayo dhageysiga bulshada qeybaheeda nugul.

Ad
Previous articleCabdirisaaq Cabdullaahi Axmed Yarow oo Ahaa Xirfadle sare oo Alshabaab ja Tirsanaa oo la Xukumay
Next articleMadaxweynaha Galmudug oo la Kulmay Wafdi ka socda ICRC (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here