Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo Taageeray Go’aankii Guddiga Dooraahada

Ra’isul Wasaare Rooble oo Taageeray Go’aankii Guddiga Dooraahada

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay go’aanka ka soo baxay Guddiga Doorashada ee Heer Federaal kuwaas oo dib u celiyay kuraas ka mid aheyd doorashada Golaha Shacabka ee la qabtay  dhawaan.

Guddiga Ayaa shegay in aan loo marin habraacii saxda ahaa isaga oo sidoo kale ku booriyay Guddiga Xallinta Khilaafaadka in iyaguna ay waajibaadkooda u gutaan si caddaalad ah oo waafaqsan Heshiisyada iyo Habraacyada doorashada ee laga soo gudbiyay cabashooyinka.

Guddiga Doorashada Ayaa dib u caliyay Kursigii Gudoomiye Jawaari dhawaan Laga diiday inuu iska Diiwaan galiyo, waxaana Lagu calin doonaa Doorashada sida Guddiga Sheegay.

Ad
Previous articleWasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya oo la Kulmay Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya
Next articleShir looga hadlayo Caqabadaha Dowladda oo Maanta ka furmaya Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here