Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay go’aanka ka soo baxay Guddiga Doorashada ee Heer Federaal kuwaas oo dib u celiyay kuraas ka mid aheyd doorashada Golaha Shacabka ee la qabtay dhawaan.
Guddiga Ayaa shegay in aan loo marin habraacii saxda ahaa isaga oo sidoo kale ku booriyay Guddiga Xallinta Khilaafaadka in iyaguna ay waajibaadkooda u gutaan si caddaalad ah oo waafaqsan Heshiisyada iyo Habraacyada doorashada ee laga soo gudbiyay cabashooyinka.
Guddiga Doorashada Ayaa dib u caliyay Kursigii Gudoomiye Jawaari dhawaan Laga diiday inuu iska Diiwaan galiyo, waxaana Lagu calin doonaa Doorashada sida Guddiga Sheegay.
Ad