Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo la Kulmay Ururada Bulshada rayadka (Sawiro)

Ra’isul Wasaare Rooble oo la Kulmay Ururada Bulshada rayadka (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay xubno ka socday Ururrada Bulshada Rayidka ah ayaa ka dhageystay aragtiyo iyo talooyin ku aaddan geeddi socodka doorashada dalka iyo shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee 27-ka bishan ka furmaya Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa u xaqiijiyay Ururrada Bulshada Rayidka ah sida ay uga go’an tahay dardargelinta dhammeystirka doorashada, si dalka looga gudbiyo xaaladda cakiran ee ku jiro.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleGudiga Doorashoyinka oo sheegay inay Xilka Ka Qaadeen Gudoomiyihii Gudigaas iyo Gudoomiyaha Xilka Laga qaday oo Ka hadlay Arintaas
Next articleWasiirka ku xigeenka Warfaafinta oo ka Digay in Laga Been abuuro R/W Rooble