Home Wararka Maanta Ra”isul Wasaare Rooble oo ka hadlay Doorashadii Maanta ka dhacday Muqdisho

Ra”isul Wasaare Rooble oo ka hadlay Doorashadii Maanta ka dhacday Muqdisho

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa u hambalyeey lixda Sanoter Aqalka Sare ee doorashadooda Maanta ka dhacday Xerada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho.

Waxaan hambalyo u dirayaa Senaterrada maanta ku guuleystay doorashada Golaha Aqalka Sare ee BFS ku matalaya gobollada Waqooyi (Somaliland) ee kala ah;

1. Cabdi Xaashi Cabdullaahi
2. Saalax Axmed Jaamac
3. Prof.Cabdi Ismaaciil Samatar
4. Cismaan Abokor Dubbe
5. Layla Axmed Ismaaciil
6. Bilaal idiris Cabdullaahi

Waxaan ammaanayaa ergada iyo guddiyada maamulka doorashada sida xilkasnimada leh ee ay howsha u maamuleen. Waxaan rajeynayaa in doorashadu noogu dhammaato si nabdoon oo hufan.

Ad
Previous articleProf Cabdi ismaaciil Samater oo Loo doortay Xildhibaan Aqalka sare
Next articleWasiirka Tamarta Galmudug oo Xariga ka jaray Ceelbiyood Laga Hirgaliyay Gobalka Mudug (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here