Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo Guddi wasiira ah u Magacaabay Afgambigii Xafiikiisa Lagu...

Ra’isul Wasaare Rooble oo Guddi wasiira ah u Magacaabay Afgambigii Xafiikiisa Lagu sameeyay

0

Ra’iisul wasaare Rooble ayaa magacaabay guddi heer wasiir ah oo ka kooban shan xubnood u saaray si baaritaan ugu soo sameeyaan Afgembigii la sheegay in lagu qaaday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha 27-kii December.

Wasiiradaan ayaa kala ah.

1- Cabdulqaadir Maxamed Nuur Wasiirka gaashaandhigga—Guddoomiye.

2- Cabdullaahi Maxed Nuur Wasiirka Amniga Gudaha.

3- Cabdullaahi Abuukar Xaaji – Wasiirka Waxbarashada.

4- Gen Bashiir Maxamed Jaamac, Wasiirudowlaha Hawlaha Guud.

5- Cabdixakiim Xasan Ashkir, Wasiirudowlaha Xafiiska Ra’iisulwasaaraha.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray Xubnaha Guddigaan in ay baaristooda ku soo gabagabeeyaan muddo todobaad ah.

Ad