Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Galmudug iyo Shirka Golaha Wasiirrada XFS,
Kulankaan ayaa diiradda lagu saaray wadashaqeynta Hay’adaha Federaalka Fedraalka ah iyo Dowlad-goboleedka Galmudug.
Shirka ayaa sidoo kale lagu dhageystay warbixinno ku saabsan doorashooyinka, xaaladda amniga dalka, iyo wax ka qabashada abaaraha ka jira Deegaanada Galmudug.
Ad