Home Wararka Somaliya Galmudug Maxaad ka taqaanaa 5 kursi ee Galmudug ku dhawaaqday Cida ku Fadhisa

Maxaad ka taqaanaa 5 kursi ee Galmudug ku dhawaaqday Cida ku Fadhisa

0
Dowlad Gobaledka galmudug waxay shaaciyeen 5 kursi oo ka mid noqonaya Golaha shacabka JFS oo dhawaan lagu dooranayo Galmudug.
Kuraastaan kursi ka mid ah waxaa xalay isku sharaxay Sanater dhagey oo in mudda ah ahaa aqalka sare, xalayna isku gudbiyay is casilaadii xubinimadii aqalka sare, waxuuna rabaa kursi aqalka Hoose ah
Hadaba sidee loogu fadhiyaa Kursiga 5-ta ah ee Maanta la shaaciyay
HOP#104 Mahad Abdalla Awad, Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha shacabka JFS
HOP#026 Ikraan Absuge,
HOP#043 Hussein Qaasim Iidow.
HOP#054 Abdishakur Ali mire.
HOP#067 Abdullahi Ali Ahmed.
Ad
Previous articleGuddiga Doorashada Galmudug oo soo saaray Liiska xildhibaanada la dooranaayo
Next articleRa’isul Wasaare Rooble oo dhuusamareeb ku shir Gudoomiyaha Shirka Golaha Wasiirada Galmudug iyo Wasiirada DFS {Sawiro}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here