Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo Boliiska Soomaaliya iyo AMISOM kala hadlay Xaqeejinta Amniga...

Ra’isul Wasaare Rooble oo Boliiska Soomaaliya iyo AMISOM kala hadlay Xaqeejinta Amniga Doorashada (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya oo la kulmay Taliyaha booliska Soomaaliya, taliska booliska AMISOM iyo guddoonka guddiga doorashooyinka gobollada woqooyi (Somaliland).

Ra,isul Wasaaraha ayaa kala hadlay fududeynta iyo amniga doorashada aqalka sare ee Somaliland oo toddobaadkan bilaabaneysa.

Ad