Home Wararka Maanta Ra’isul wasaare Rooble oo Amar duldhigay Saraakiisha Ciidamadda

Ra’isul wasaare Rooble oo Amar duldhigay Saraakiisha Ciidamadda

0

Ra’iisal wasaaraha Dalka mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal uu caawa soo saaray waxa uu si cad uga hor yimid guddigii xalay uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo kaas oo kiiska ikraan tahliil la sheegay inay baaritaan kusameenayaan.

Raiisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa war kasoo kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo uu Madaxweyne u saaray Guddi baaris .

Ra’iisul Wasaaraha XFS waxa uu ka digay isku day kasta oo lagu marin habaabinayo Kiiska Ikraan Tahliil.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaruhu wax uu faray Taliyayaasha Ciidamada Qalabka Sida in ay ka fogaadaan talaabo kasta oo wax u dhimi karta sumcadda ciidamada, dhaawicina karta kalsooni shacabka Soomaaliyeed .

RW Rooble ayaa uga digay Farmaajo marin habaabinta Kiiska Ikraan Tahliil Faarax.

Ad
Previous articleSanater Muuse Suudi yalaxoow oo Mar kale ku guulaystay Doorashada Aqalka sare
Next articleBangiga Adduunka oo sheegay in dhaqaalaha Soomaaliya uu kobci doono 2.4 boqolkiiba 2021

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here