Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo Maanta Mar kale Kulmaya

Ra’isul Wasaare Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo Maanta Mar kale Kulmaya

0

Maanta oo Khamiis ah ayaa waxaa la filayaa in markale ay Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Xubnaha Midowga Musharixiinta Mucaaradka.

Kulanka oo noqonaya kii saddexaad ayaa waxaa looga hadlayaa waxyaabihii ka hirgalay heshiiskii ay dhawaan gaareen sigar ah waxyaabaah kasoo kordhay baaritanka dhacdadii 19-kii Bishii Febaraayo.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta & Midowga Misharixiinta ayaa ka wada hadlaya qabsoomida banaanbaxa musharixiinta ay ku yeelanayaan Taalada Daljirka Daahsoon & doorka ay ku yeelaneyso Xukuumadda Soomaaliya.

Shirarkii ugu dambeeyay ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta iyo Midowga Musharixiinta ayaa waxaa ay ku gaareen wada-hadallo  wanaagsan, hayeeshee Musharixiinta ay sheegeen in wada-hadallada uu carqaladeeynayo Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Dowlada Mareykanka oo Sabab u Noqotay Xil ka badelka lagu Sameeyay Wasiirka Gaashaandhigga

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa isku shaandheyn iyo is beddel ku sameeyay qaar kamid ah golihiisa Wasiiradda, waxa uuna xilka ka qaaday kana saaray meesha labo Wasiir,

Raisal Wasaare Xamze oo Magacaabay Wasiiro Cusub Kadib Isku Shaadheyn uu Sameeyay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamze Abdi Barre ayaa maanta magacaabay xubnahan cusub ee Wasiirrada ee Xukuumadda JFS ee kala ah: 1. Md. Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi –

Kooxda Xisbullah oo weerar khasaaro geesatay ka fulisay gudaha Suuriya

Dagaallamayaal katirsan ururka Shiicada ee Xisbullaah , ayaa lagu soo waramayaa in gudaha u galeen qeybo kamid ah dalka Suuriya, waxa ayna kooxdan weerar ku qaadeen goob ay joogeen ciidamo

Meydka Nin la weysanaa Mudo oo laga helay hotel ku yaalla Muqdisho

Nin muddo labo Maalin ah la weysanaa ayaa Meydkiisa laga helay qol uu ka deganaa Hotelka Mansoor oo ku yaalla Nawaaxiga Isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho. Marxuumka ayaa lagu sheegay

Madaxweynaha Turkiga oo Saddex Qodob kala hadlay dhigiisa Mareykanka Trump

Madaxweynayaasha dalalka Mareykanka iyo Turkiga ayaa yeeshay wadahal dhinaca telfoonka ah, waxa ayna labada masuul kawada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ugu horreeyaan xoojinta xiriirka labada dal ka dhaxeeya
Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay Banaanbaxa Mucaaradka
Next articleGalmudug oo wada Dadaalo Looga Hortegayo Covid-19