Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Kismaayo

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Kismaayo

0

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Goor dhaw gaaray Magaalada kismaayo ee Jubaland.

si weyn ayaana Loogu soo dhaweeyay Magaalda Kismaayo waxaana soo dhaweeyay Madaxweyne Axmed Madoobe.

Rooble ayaa kismaayo u tegay arimaha Doorashada iyo Muran ka taagan Howlaha Doorashada Dalka

Ad