Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi soo baara cabashada waalidiin Soomaaliyeed oo sheegay in aysan war iyo wacaal ka helin carruurtoodii oo ay sheegeen in tababar loogu diray dalka Eritrea.
Guddiga waxay Kulamo la qaadan doonaan Waalidinta Cabanaya islamarkaana Maalimihii la soo dhaafay Banaanbaxyada Cabashada ah ka dhigayay Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya ayaa in Mudda ah Laga la’aa Jawaab Rasmi ah oo ay siiyaan Waalidiinta ka dib Markii Caruur farabadan oo Soomaaliya ah la sheegay in Laga qeyb galiyay dagaal ka dhacay itobiya
Ad