Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Ra’isul Wasaaraha Somaliya oo ku Wajahan Maanta Jowhar

Ra’isul Wasaaraha Somaliya oo ku Wajahan Maanta Jowhar

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inay maanta booqdaan magaalada Jowhar ee Caasimadda HirShabeelle.

 

Booqashada Ra’iisul Wasaaraha ayaa la xiriirta sidii uu indhihiisa ugu arki lahaa xaaladaha fatahaadaha ee kajira deegaano ka tirsan degmada Jowhar

Wafdi Hordhac u ah Ra’isul Wasaaraha ayaana gaaray Caasimada Hirshabelle ee Jowhar

Ad
Previous articleXildhibaano si Kulul uga hadlay Weerarkii risaasta ahaa ee Maanta Madaxweyne Xasan Sh ka badbaaday
Next articleDhageyso Taliyaha Ciidanka Asluubta ” Qofkii risaas nagu rida waxuu nagala kulmayaa Jawaab Deg Deg.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here