Home Wararka Caalamka Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska oo shaaciyey inuu is casilay

Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska oo shaaciyey inuu is casilay

0

Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska, ayaa shaaciey inuu ka dagay xilka ra’iisal wasaarenimo.

Boris Johnson, ayaa waxaa maalmihii ugu danbeeyey cadaadis uu uga imanayey xubnaha xisbigiisa ee Conservative-ka.

Wuxuu u mahad celiyey dadweynaha Ingiriiska, maadaama ay ku aaminneen jago aad heerkeedu u sarreeyo.

Isagoo hadalka sii wata markii uu ku dhawaaqayey is casilaadda, Boris Johnson, ayaa ku nuux nuux sadey inuu sii heyn doono jagada ra’iisal wasaarenimada, inta mid kale laga dooranayo.

Ad