Home Wararka Somaliya Galmudug Qoorqoor oo xilal u Magacaabay Mas’uuliyiin cusub

Qoorqoor oo xilal u Magacaabay Mas’uuliyiin cusub

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay garsoorayaal cusub oo ka howl geli doona degmooyinka Baxdo iyo Wisil ee gobolka Mudug.

Wareegtada uu soo saaray Qoorqoor ayaa lagu magacaabay afar masuul oo sadex ka mid ah yihiin Gudoomiyeyaal Maxkamadeed, halka qofka afaraadna yahay Garsoore.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Shir Xasaasi ah Layeeshay Saraakiisha Amniga(Sawiro)
Next articleLaftagareen oo Soo Gaaray muqdisho iyo Ujeedka Safarkiisa oo La shaaciyay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here