Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed QoorQoor iyo Laftagareen oo Baydhabo Shir Wadatashi Uga Furmay(Sawiro)

QoorQoor iyo Laftagareen oo Baydhabo Shir Wadatashi Uga Furmay(Sawiro)

0

Madaxda maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Abdi Kaariye Qoor-qoor ayaa ka qeybgalay Shirka Wadatashiga Arimaha Doorashooyinka oo Maalmahan Baydhabo ka socday.

Shirkan wadatashiga ayaa u dhaxeeyay Xildhibaanada Dooran labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa laga soo doortay dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee ku sugan magaalada Baydhabo.

Shirkan wadatashiga ee u socday Xildhibaanada labada Aqal ee Koonfur Galbeed ayaa dirada lagu saarayey Caqabadaha kuso Cusboonaaday Hanaanka Doorashooyinka Dalka gaar ahaan saddexda Xildhibaan ee ku dhageen guddiga doorashada.

Xildhibaanada Koonfur Galbeed ayaa intooda badan ku sugan magaalada Baydhabo, waxa ayna xildhibaanadan qaateen ammarkii Madaxweyne Laftagareen ee ahaa in aysan tegin Muqdisho sidoo kale qaadan Shahaadada Xildhibaanimo.

Ad
Previous articleP.M Rooble oo Qorshaynaaya Inuu Xilka Ka Qaado Wasiirka Arimaha Dibada iyo Sababta oo la Ogaaday
Next articleDeg Deg: Fahad yaasiin oo Dacwad ka Gudbiyay Gudiga Doorashooyinka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here