Home Wararka Somaliya Galmudug Qoor Qoor oo La Kulmay Mehmet Yilmaz Balanqaadna Ka Helay(Sawiro)

Qoor Qoor oo La Kulmay Mehmet Yilmaz Balanqaadna Ka Helay(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta kulan kula qaatay magaaladda Muqdisho danjiraha Dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet Yilmaz.

Madaxweynaha iyo danjiraha ayaa ka wada hadlay saameynta abaaraha ku yeelatay bulshada & deegaanka Galmudug iyo sidii Dowladda Turkiga gacan uga geysan laheed dadka iyo duunyada ay saameysay.

Danjiraha ayaana BalanqaadayvIn Dowlada Turkiga ay Galmudug Ka Caawin Doonto Xaaladaan Cakairan ee Ka Jirta Degaanada Galmudug Taas oo Saamayn wayn ku YeelatayvDad iyo Duunyo.

Madaxweyne QoorQoor ayaa Malmahaan Ku sugnaa Magaalada Muqdisho Yaas oo uu kulamo la Qaadanayay Danjirayaasha Kala Duwan ee Ku Sugan Magaalada Mudisho.

 

Madaxweyne QoorQoor ayaa La Filaya inuu Beri Dib Ugu Laabto Magaalada Dhuusamareeb oo La Sugaayo in 8 Kursi Doorashadood lagu Qabto Dhawaan.

Ad
Previous articleRqysulwasaare Rooble oo Kulan Muhiim ah La Qaatay ergayga Gaarka ah ee Dowlada UK(Sawiro)
Next articleMadaxweyne farmaajo oo La Kulmay Nana Akufo-Addo Arimo Muhiim ahna Kala Hadlay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here