Home Wararka Somaliya Galmudug Qoor Qoor oo Hambalyo u Diray Shaqaalaha Galmudug

Qoor Qoor oo Hambalyo u Diray Shaqaalaha Galmudug

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa hambalyo u diray shaqaalaha Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan kuwa Dowladda Galmudug, maaddaama ay tahay maalinta shaqaalaha adduunka, isagoo uga mahadceliyay kaalinta la mahdiyay ee ay ka qaateen jiritaanka bulsho, deegaan, gobol iyo dalba.

Madaxweynaha oo farriin u mahadcelin ah diray ayaa yiri “ Waxaan idin kaga mahadcelineynaa shaqada adag ee aad ka heysaan dalkiinna, una heysaan dadkiinna. Waxaad laf dhabar u tihiin jiritaanka bulsho iyo dowladeed ee dalkeenna”

 

Ad
Previous articleQof si kama’ ah u cunay moos lagu iibin lahaa $120,000
Next articleWasiirka Gaashaandhigga oo ku xigeenka ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo kulan La yeeshay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here