Home Wararka Somaliya Galmudug Qoor Qoor oo Galabtay si Wayn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Caabudwaaq ogoow...

Qoor Qoor oo Galabtay si Wayn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Caabudwaaq ogoow Ujeedada(Sawiro)

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Galabtay soogaarey magaalada Caabudwaaq asagoo kasoo Duulay Caasimada Soomaaliya Ee muqdisho.

Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Caabudwaaq ku soodhaweeyay masuuliyiin katirsan maamulka Caabudwaaq, Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Galmudug, Odoyaal, Haween, Dhallinyaro, Bahda Isboortiska iyo qeybaha kale ee bulshada.

Qoor Qoor oo Malmahaan Ku Sugnaa Muqdisho ayaa Beri ka Qayb Gali Doonaa Xaflad ay Ku Qalin jabinayaan Arday Dhamaysatay Jamaacada Umada Soomaaliyeed Faraceeda Galmudug oo Ku Talaa Magaalada Caabudwaaq.

 

Ad
Previous articleBoorama ee oo lagu toogtay mid kamid ah ganacsatada waaweyn ee Somaliland
Next articleGeerida Malaaqii lagu naaneysi jiray “AK-47” ee muddada dheer ka tirsanaa al-Shabaab iyo kaalintii uu ku lahaa go’doominta Xudur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here