Home Wararka Caalamka Qarax xooggan oo ka dhacay magaalo ku taalla Ruush

Qarax xooggan oo ka dhacay magaalo ku taalla Ruush

0

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Ruushka ku taalla ee Belgorod, taas oo dhacda xadka Ukraine, sida uu sheegay guddoomiyaha gobolka.

Wuxuu intaa raaciyay in qaraxa uu burburiyay dhismooyin dhowr ah oo ay ku jiraan guryo la degan yahay.

Hadalka gudoomiyaha ayaan si madax banaan loo xaqiijin karin mana jirto wax jawaab ah oo kasoo baxay dowlada Ukraine oo ku aadan qaraxan.

Guddoomiyaha gobolka ayaa hadalkan ku shaaciyay barta uu ku leeyahay Telegram-ka.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheekh oo maanta u baxaya safarkii Labaad ee dalka dibaddiisa ah
Next articleMareykanka waxuu ku dhawaaqay in uusan waxba ka badali doonin siyaasadiisa Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here