Home Wararka Maanta Qarax Ka Dhacay Muqdisho oo Siyaasi Caan ah lala Eegtay

Qarax Ka Dhacay Muqdisho oo Siyaasi Caan ah lala Eegtay

0

Siyaasiga C/llaahi Shiikh Xassan ayaa la sheegay iney waxyeelo ka soo gaartay qarax lagula eegtay Muqdisho.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir oo siyaasigu degan yahay, inkastoo aan faahfaahin laga helin nooca uu ahaa qaraxa.

Wararka qaar ayaa sheegaya in dhaawaca Siyaasiga C/llaahi Shiikh Xassan uu yahay mid culus, waxaana loola cararay goobaha Caafiamaadka.

C/llaahi Shiikh Xassan ayaa ka mid ahaa siyaasiyiinta Muqdisho ee sida weyn u taageersanaa dowladii uu hogaamainayey madaxweyne Farmaajo, isagoo si weyn u diidanaa hab dhaqanka mucaaradka.

Muqdisho oo Laga Ambabixiyay Ciidan ka tirsan Booliska oo ku Wajahan Jiidaha Dagaalka:- Sawiro

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed ayaa Magaalada Muqdisho ka sagootiyey Ciidamo Boliiska katirsan oo ku

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay hogaanka howlgalada ciidanka Cirka ee Somaliya :- Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Hoggaanka Howlgallada Ciidamada Cirka Soomaaliyeed ayaa ka dhagaystay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan

Dowlada Somaliya oo Lagu Wareejinayo Diyaaradaha Turkiga ee Bayraktar Akıncı

Somalia ayaa heli doontaa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar Akıncı ee casriga ah ee Turkiga si ay uga caawiyaan Ciidanka Xoogga dalka dagaalka ka dhanka ah Alshabaab. Akıncı waxay

Lacagta Dollarka Mareykanka oo Wajaheysa Hoos u Dhicii ugu Xumaa ee Taariikhda

Dollarka Mareykanka ayaa wajahaya hoos u dhicii ugu xumaa tan iyo sanaddii 2008-da, iyadoo ay sii kordhayso welwelka ku saabsan in siyaasadaha dhaqaalaha iyo arrimaha dibadda ee aan la saadaalin

Dowlada Mareykanka oo Sabab u Noqotay Xil ka badelka lagu Sameeyay Wasiirka Gaashaandhigga

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa isku shaandheyn iyo is beddel ku sameeyay qaar kamid ah golihiisa Wasiiradda, waxa uuna xilka ka qaaday kana saaray meesha labo Wasiir,
Ad
Previous articleNin Qaraxya Badan Fuliyay oo Ciidamada Xooga Dalka Gacanta Kusoo Dhigeen
Next articleErdogan: ma aqbalayno in urur argagixiso lagu soo daro NATO