Home Wararka Maanta Qarax ka dhacay Koonfurta Caasimada Stockholm, Warar laga helayo Qaraxa

Qarax ka dhacay Koonfurta Caasimada Stockholm, Warar laga helayo Qaraxa

0

Shalay oo Arbaco ah Qarax ayaa ka dhacay Caasimada Stockholm gaar ahaan Koonfurta Caasimada.

Sida Warbaahinta tabineyso Qaraxa ayaa ka dhacay guri dabaq ah oo ku yaalla Nawaaxiga Farsta iyadoo jugta Qarax laga maqlay Nawaaxigaasi.

Mid kamid ah Dadka Deegaanka oo lagu Magacaabo Farstabon Tobias Hellström ayaa sheegay in Qarax xoogan ay maqleen kaasi oo ruxay Daqadaha Dabaqa.

Sida Booliska Shaaciyay ma jiro  Cid loo qabtay Qaraxa ka dhacay Koonfurta Caasimada Stockholm isla markana Baaritaan uu socdo.

Warar aanan Xaqiijin karin ayaa sheegaya in Qaraxa uu Xiriir la leeyahay Qof Dhawaan lagu dilay Xaafada Rinkeby waa sida ay tabinayaan dhanka Warbaahinta.

Lasoco Waxa ku soo kordha

Ad
Previous articleDowlada Ruushka oo Diyaarado Dagaal ugu Deeqday Dalka Iiraan
Next articleCabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka Hadlay Xaalada ka taagan Magaalada Muqdisho, iyo Waddooyinka Xiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here