Home Wararka Maanta Qarax ka Dhacay Deegaanka Xananbuure iyo Dad ku Nafwayaay

Qarax ka Dhacay Deegaanka Xananbuure iyo Dad ku Nafwayaay

0

hal qof ayaa ku naf waayey halka in ka badan afar ruux ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacey goob maqaaxi shaaha laga cabo ah oo ku taala deegaanka Xananbuure ee waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Dadka dhaawacmey ayaa loo soo qaadey Dhuusamareb, waxaana wali aan la ogeyn faahfaahinta rasmiga ah ee walxaha goobtan ka qarxey.

Qaraxa waxaa ku Dhintay Seyid cali Maxamed oo ka mid ahaa Dadka ku sugnaa Maqaayada Waa markii ugu Horaysay oo Qarax loo malaynaayo inay Alshabaab ka Danbeeyeen uu ka Dhaco Degaankaan Xananbuure.

Ad
Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey Gaadiid Alshaab Sahad u Waday oo Galmudug lagu Qabtay iyo Alshabaab lalaayay
Next articleImaamka Beesha Mudulood oo Xasan Shiikh ugu baaqay inuu Beeshiisa usoo laabto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here