hal qof ayaa ku naf waayey halka in ka badan afar ruux ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacey goob maqaaxi shaaha laga cabo ah oo ku taala deegaanka Xananbuure ee waqooyiga Gobolka Galgaduud.
Dadka dhaawacmey ayaa loo soo qaadey Dhuusamareb, waxaana wali aan la ogeyn faahfaahinta rasmiga ah ee walxaha goobtan ka qarxey.
Qaraxa waxaa ku Dhintay Seyid cali Maxamed oo ka mid ahaa Dadka ku sugnaa Maqaayada Waa markii ugu Horaysay oo Qarax loo malaynaayo inay Alshabaab ka Danbeeyeen uu ka Dhaco Degaankaan Xananbuure.
Ad