Home Wararka Maanta Qarax Culus oo ka Dhacay Duleedka Muqdisho

Qarax Culus oo ka Dhacay Duleedka Muqdisho

0

Qarax Culus ayaa Laga Maqlay Duleedka Muqdisho qaraxaan ayaa La sheegay inuu yahay Miino sooboodo ah ayaa la warinayaa in lala eegtay sarkaal sare oo katirsan Xooga Dalka oo marayay agagaarka Isbitaal Macaani .

Waxaa illaa & hadda dhinashasu maraysaa 4 qof oo shacab ah . Waxaa dhaawac uu soo gaaray salkaal sare oo ciidanka Militariga katirsan.

Dadka dhintay ayaa saarnaa bajaaj agmaraysay gaariga lala eegtay qaraxa.

Ciidamada Amaanka ayaana Gaaray Halka Uu Qaruxu ka Dhacay sidooo kale Gaadiidka Gurmadka degdeg ah ayaa iyaguna Goobta Ku sugan.

Ad
Previous article Wararkii ugu danbeeyey fal afduub ah oo saraakiil ciidan iyo xubno kale loogu geystay Somaliland
Next articleGolaha Wasiirada Soomaaliya oo War kasoo saaray Qarixii lagu laayay Ciidamada 14ka Octoober

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here