Home Wararka Maanta Qaar ka Mid ah Wadooyinka Muqdisho oo saakay Xiran

Qaar ka Mid ah Wadooyinka Muqdisho oo saakay Xiran

0

Waxaa hadda xiran waddada ugu muhiimsan caasimadda ee Maka Almukarrama waxaana lagu arkaya ciidamo fara badan oo halkaas xirtay.

Illo xog ogaal ah oo ka tirsan laamaha amaanka ee dowladda ayaa mudug24 uxaqiijiyay in waddada loo xiray madax ka qayb galaysa xarig jar ka dhacaya gudaha isbitaalka Madiina.ì

Dowlada ayaanan Horay usii sheegin Xirnaanshaha Wadooyinkaan Xili Bajaajlaydu Laba Loo kala Qaybiyay.

Lama Oga Intay Aysii xirnaan Doonto Wadadaan Oo Muhiim u ah Gadiidka Yar yar iyo Kuwa waawayn Dhanka kale Ciidamada Dowlada ayaa Maantay Wada Baaritaan Xoogan kadib Qaraxyadii Iyo Wewrarkii Habeen ka Hor lagu Qaaday Liido

Ad