Home Wararka Somaliya Galmudug Qaar ka Mid ah nabadoonadadii Reer Xaaji Saleebaan oo ugoostay Dhanka...

Qaar ka Mid ah nabadoonadadii Reer Xaaji Saleebaan oo ugoostay Dhanka Alshabaab

0

Sida la xaqiijiyay sadex nabadoon oo
xalay ka baxay degmada Baxdo ayaa gaaray deegano ay maamulan maleeshiyada AS

Odayaashan oo nabadoono ka ahaa qaarkamid ah jufooyinka beesha Saleeban ayaa kala ah

1. Cali yare axmed Xayle
2. Sugaal Warsame Cali
3. Cumar Faniinte

Xogta ayaa sheegaysa in nabadoonadan ay dhaafeen magaalada Camaara waxaana loo maleynayaa inay tageen magaalada Xarardheere

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in odayaashan ay AS u aaden soo deynta dad u afduuban maleeshiyada

Marka laga soo tago wararka la isla dhexmarayo Hada si dhab ah looma oga waxa keenay in sadexdan nabadoon aadaan dhanka AS balse waxay kusoo aadeysaa xili dagaal culus lagula jiro maleeshiyada AS

Hadal-heyn badan ayaa ka dhalatay arinkan

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Xamse Barre oo la kulmay danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya si weyna uga mahadceliyay (Sawirro)
Next articleAabbe gabadhiisa ku casuumay inay goobjoog ka noqoto maalinta Talaada oo lagu fulinayo xukunka dil ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here