Home Wararka Maanta Putin oo ka hadlay inta uu soconayo Dagaalka Ruushka uu ku Qaaday...

Putin oo ka hadlay inta uu soconayo Dagaalka Ruushka uu ku Qaaday Ukraine

0

Madaxweynaha Ruushka ayaa sheegay in dagaalka Ukraine uu sii socon doono sida uu dhigayo qorshaha guud ee ciidamada illaa laga gaarayo dhammaan bartilmaameedyada.

Ad
Previous articleJoe Biden oo Duulaanka Ruushka ee Ukraine ku tilmaamay Xasuuq
Next articleXildhibaanada Golaha Shacabka ee Puntland laga soo doortay oo Muqdisho kusoo wajahan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here