Home Wararka Maanta Puntland oo Markale Maantay Shaacisay kuraas kale oo Kamid Noqon Doona Gilaha...

Puntland oo Markale Maantay Shaacisay kuraas kale oo Kamid Noqon Doona Gilaha Shacabka

0

Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyey qeybtii labaad ee doorashada kuraasta xildhibaanada cusub ee golaha shacabka oo ka kooban 11 kursi.

Guddiga ayaa maalmo ka hor sidan oo kale soo bandhigay doorashada 10 kursi oo ka tirsan golaha shacabka, waxaana haatan tirada guud ee Puntland shaacisay ay isku noqoneysaa 21 kursi oo degaan doorashadoodu tahay Garowe.

HOOS KA AKHRISO QEYBTA LABAAD

Ad
Previous articleDeg Deg: Wasiirka arimaha Dibada Soomaaliya oo Dowlada ingiriiska Kala Hadlay ilaalinta Midnimada Xili Maantay Baarlamaanka Uk ka Doodaayo Aqoonsiga Soomaaliland
Next articleAbiya Axmed oo u Hanjabay Qowmiyada Amaxaarada Xili Khilaaf Xoogan Soo kala dhexgalay