Home Wararka Somaliya Puntland Puntland oo Dagaalkii ka Dhacay Garowe Dusha uga Tuurtay Aqalka Sare ee...

Puntland oo Dagaalkii ka Dhacay Garowe Dusha uga Tuurtay Aqalka Sare ee Soomaaliya

0

Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa ku eedeeyey Gudoomiye kuxigeenka 2aad ee Aqalka Sare Faderaalka in uu abaabulay dagaalkii lagu qaaday baarlamaanka Garoowe, isagoo sheegay in yoolkiisu yahay sidii Somaliland u qabsan lahayd magaalada Laascaanood.

Puntland, ayuu sheegay in lagu soo qaaday duulaan balaaran, oo laga soo abaabulay Muqdisho, ayna ka dambeeyeen xubnaha ka yimi Muqdisho qaar kamid ah, damacyadooda ay yihiin sidii loo kala jabin lahaa cududa ciidan.

Gudoomiye kuxigeenka Aqalka Sare Cabdullaahi Timacade ayaa saacado uun, markii ay dhacday dagaalkii Garoowe weerar afka ah ku qaaday golaha Wakiilada, uu kusifeeyey in ay ayagu dagaalka bilaaben.

Ad
Previous articleMuxuu yahay ninkan magaca Soomaali wata ee rabshada ka abuuray Jabaan, oo sidoo kale laga diidan yahay dalalka kale ee Aasiya
Next articleWaa kuma Wiilka colaadda lagala soo qaxay ee ku dhintay dagaalkii Garowe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here