Wafti uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow soo gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.
waxaana Safarka kuwehliya Xildhibaano katirsan kuwa kasoo jeeda Beesha Habargidir iyo siyaasiyiin waxaana kamid ah Xildhibaan Saabir Wasiir Al Cadaala Madaxwayniyii hore ee Galmudug Abdikariin Xuseen Guuleed iyo Masuuliyiinkale
Safarkaan ayaa kuqotama Xoraynta Deegaanada Galmudug ee Shabaabku haysto
Ad