Dowlada Goboleedka GalmudugĀ oo Dhawaan Soo Xiray Sadex oday oo Katirsanaa Odayaasha Reer xaaji saleebaan kuwaaas oo Dhawaan Alshabaab Magaaalada Xarardheere Heshiis kula Soo Galay ayaa Goordhow Diyaarada Laga Soo Saaray Garoonka Ugaas Khaliif ee Magaalada Dhuusamareeb.
Odayaashaan ayaa Loosoo Qaaday Magaalada Muqdisho Si loogu Maxkamadeeyo Xabsigana Loo Dhigo Sarkaal Ka mid ah kuwa Ciidmada Amniga Galmudug oo Mudug 24 lahadlay ayaa Noo Xaqiijiyay Arinkaan.
Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa ku adkaystay in lakeeno Xamar odayaashaan kadibna Maxkamad Lasoo Taago.
Sadexdaan oday ayaa laba Maalin kahor Shir Jaaraid ku Qabtay Magaalada Cadaado Taas oo Keentay In Ciidamada NISA Galmudug Ay Soo Qabtaan Kadibna Xabsiga Dhuusamreeb Kusoo Xiray.
Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib
Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo laāaan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda goāaankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin
Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o
Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar
Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish
CiidamadaĀ Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo
Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish
Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,
Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad