Home Wararka Maanta Odayaasha Soo Xulaaya Ergada Soo Dooranaysa Kuraiga Fahad yasiin oo la Shaaciyay

Odayaasha Soo Xulaaya Ergada Soo Dooranaysa Kuraiga Fahad yasiin oo la Shaaciyay

0

Guddiga doorashada Hirshabelle ayaa shaaciyay odayaasha iyo xubnaha bulshada rayidoa ee soo xulaya saddex kursi oo uu ku jiro Kursiga #HOP086.

Kursiga #HOP086 oo uu horay ugu fadhiyay Faarax C/qaadir ayaa tartami doonin, maadaama howlo caafimaad ugu maqan yahay dalka Hindiya.

 

Fahad Yaasiin oo Odayaasha iyo xubnaha Guddiga xulista Ergada loo qoray ayaa ku soo bixi doona kursigan

 

Fahad ayaana La Filaya in maalmaha Fooda Nagu Soo haaya uu Gaaro Magaalada baladweyne Si usoo Qaato Kursiga HOP86.

Ad
Previous articleGudoomiye Kii Xigeenkii Hore ee Gobalka Banaadir oo Dhuusamareeb Loogu Doortay Xildhibaan(Sawiro)
Next articleWasiir Dubbe oo Kulan Xasaasi ah La Qaatay Safiirka Shiinaha U Fadhiya Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here