Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Odayaasha Soo Xulaaya ergada Dooranaysa HOP#006,HOP#022 iyo HOP#003.

Odayaasha Soo Xulaaya ergada Dooranaysa HOP#006,HOP#022 iyo HOP#003.

0

Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Hirshabelle waxaa ay shaacinayaan magacyada odayaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada 3 kursi oo Ee hoos ku xusan.

Doorashada saddexdan kursi oo ka dhacaysa magaalada Beledweyne ayaa waxa uu guddiga hore u shaaciyay inay dhici doonto 26ka bishan Febraayo 2022.

 

Saddexdan kursi ayaa waxa ay kala yihiin HOP#006,HOP#022 iyo HOP#003.

Halkan hoose ka aqriso magacyada guddiga soo xulaya ergada saddex kursi;

hirshabelle oo shaacisay magacyada guddiga xulaya ergooyinka 3 kursi

 

Ad
Previous articleGolaha wadatashi Qaran oo Mudo kordhin u sameeyey Waqtiga Doorashada oo maantay Ku ekayd
Next articleTaliyaha Booliska Degmada Guriceel oo Digniin u Diray Ahlusuna Waljaamaca Xili ay Dhaqdhaqaaq Xoogan Bohal Ka wadaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here