Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Odayaasha Soo Xulaaya ergada Dooranaysa 6 Kursi oo La Shaaciyay

Odayaasha Soo Xulaaya ergada Dooranaysa 6 Kursi oo La Shaaciyay

0

Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Hirshabelle waxaa ay shaacinayaan magacyada odoyaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada 6-dii kursi Ee hoos ku xusan taa oo uu guddigu shaaciyey 25/1/2022.

✅HOP#005
✅HOP#033
✅HOP#052
✅HOP#088
✅HOP#097
✅HOP#098

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA

Ad