Home Wararka Maanta Odayaasha Dhaqanka ee Soo Dooranaysa HOP270 iyo HOP271 oo lashaaciyay

Odayaasha Dhaqanka ee Soo Dooranaysa HOP270 iyo HOP271 oo lashaaciyay

0

Guddiga doorashada gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa shaaciyay magacyada odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo dooranaysa labada kursi ee kala ah HOP270 & HOP271 oo dhawaan doorashadooda ka dhaceyso Muqdisho.

Labaddan kursi ee shaaciyeen guddiga doorashada gobolada Waqooyi Odayaasha iyo bulshada rayidka ee soo xulaya ayaa waxaa ku fadhiyay HOP270 Zakariye Xuseen Caarre iyo HOP271 uu ku fadhiyo Cabdiraxmaan Maxamuud Caateeye.

Doorashada labadan kursi oo ergada soo dooranmeysa isku sidkan yihiin ayaa la filayaa in dhawaan ka dhacdo magaalada Muqdisho, waxaana doorashadan dhaceysa xili Guddomiyaha Aqalka Sare ku baaqay in doorashada la joojiyo.

Ad
Previous articleNin ku Dhuuntay Lugta Diyaarada Isaga Safartay Africa iyo Europe oo asagoo nool kasoo baxay
Next articleWasiirad Xilkeedi Ku waysay inay Islaam tahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here