Home Wararka Maanta Nuur Macalin Abuukar Calasow oo ka Tirsanaa Alshabaab oo Goordhow isisoo Dhiibay(Sawiro)

Nuur Macalin Abuukar Calasow oo ka Tirsanaa Alshabaab oo Goordhow isisoo Dhiibay(Sawiro)

0

Nuur Macalin Abuukar Calasow oo kamid ahaa kooxda Al-shabaab ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan Furqaan ee hoos tagta Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelada dhexe.

Goobta lagu soo bandhigay waxaa ku sugnaa Taliyaha Ciidanka dhulka XDS General Maxamed Tahliil Biixi, taliyaha Guutada 17-aad ee Gorgor Dayax Cabdi Cabdulle iyo masuuliyiin kale.

Tan iyo Markii Weerarka Lagu Qaaday Alshabaab Ciidamo Katirsanaa Alshabaab ayaa Bilaabay inay isku Soo Dhiibaan Ciidamada Xooga Dalka .

Ad
Previous articleShabakad katirsaneyd Al Shabaab oo Dhawaan laga Soo Qabtay Gudaha Magaalada Muqdisho oo lagu riday xukuno kala duwan oo Dil ku jiro (Sawirro)
Next articleBooliska oo soo soo xiray macallin dugsi qur’aan oo oo Goystay falal naxdin leh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here