Home Wararka Caalamka Norway oo ka aamustay inay u codeyso qaraarka Israel ee Qaramada Midoobay

Norway oo ka aamustay inay u codeyso qaraarka Israel ee Qaramada Midoobay

0

Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ka codsanaya maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee Hague (ICJ) inay go’aan ka gaarto qabsashada Israa’iil ee dhulka Falastiin. Norway way ka aamustay codbixinta.

Ad